Dood ardayda Somaliland

Dood ardayda Somaliland

Ardayda ka qalin jebisay sanadkan 2014 jaamicadda Hargeysa oo gaadheysa ku dhowaad sideed boqol oo arday ayaa waxaa wejiyadooda ka muuqatay sida weriyahayagu ku soo waramayo farxad.

Hase yeeshee waxaa munaasabada dadkii ka hadlay qaarkood ku soo qaadeen shaqo la'aanta dhallinyarada iyo tahriiba siiba ardada jaamicadaha somaliland .

Hadaba weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed aciid Cige, ayaa ardayda maanta ka qalin jebisay jaamacadda Hargeysa qaarkood wuxuu u qabtay doodan ku saabsan tahriibta iyo shaqo la'aanta.