Dhinacyada Somaliland oo heshiis gaaray

Dhinacyada Somaliland oo heshiis gaaray

Xisbiyada Mucaaradka iyo xukuumadda Somaliland ayaa goor dambe oo xalay ah heshiis ku saxiixday magaalada Hargaysa, ka dib markii in muddo ah uu khilaaf ka dhex taagnaa, kaas oo la xiriiray muddo kordhintii ay golaha guurtidu u sameeyeen madaxweynaha, madaxweyne ku xigeenka iyo golaha wakiillada. Qodobbada heshiiska waxaa soo akhriyey oo warbixintan nooga soo diray Axmed Siciid cige ee halkan ka dhagayso.

Cige warkaas marka uu soo diray kadib waxaa heshiiskaasi ku gacansayray Gollaha Guurtida ee Somaliland