Adeeg daadejinta Somaliland oo la ansixiyay

Adeeg daadejinta Somaliland oo la ansixiyay

Golaha wasiirada Somaliland ayaa ansixiyay baarnaamij adeegyada aasaasiga ah loogu daadejinayo maamulada hoose, si ay dadka uga faa'iideystaan.

Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir waa madaxa barnaamijka maamul daadejinta ee madaxtooyada Somaliland.

Wuxa uu faah-faahin ka bixiyay barnaamijkaasi oo ay maamuli doonaan dawladaha hoose ee magaalooyinka Somaliland.

Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige oo wareystay Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir ayaa wuxuu ugu horreyn weydiiyay sida loo daadajinayo maamulka ee loo gaarsiinaayo degmo kasta.